Ciidamada dowlada oo toogtay Nin dil ka geystay duleedka Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya halka loo yaqaano Tabeellaha Shiikh Ibraahim oo ka tirsan degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho, Ciidamada ammaanka ayaa gelinkii dambe ee maanta degaankaasi ku toogtay nin Toorey watay oo qof shacab ah dilay. Ninka Tooreyda sitay oo dadka degaanka  sheegeen in Madaxda looga jiray ayaa markii hore qof shacab ah ku … Continue reading Ciidamada dowlada oo toogtay Nin dil ka geystay duleedka Magaalada Muqdisho